RW Xamse oo ka hadlay qodobada ay diirada saari doonto Xukuumadiisa

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa uga mahadceliyey golaha shacabka, ansixinta xukuumadda iyo barnaamijkeeda, si ay u gutaan shaqooyinka adag ee laga sugayo. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in golahiisa wasiirrada uu ku soo xushay, hannaan ku saleysan wadatashi, aqoon, karti, khibrad iyo waayo aragnimo u fududeynaysa in ay waajibaadkooda gutaan,una adeeggaan shacabka Soomaaliyeed. Ra’iisul Wasaaraha … Continue reading RW Xamse oo ka hadlay qodobada ay diirada saari doonto Xukuumadiisa